Barasho wanaagsan :)
Waxaa jira hal shirkad oo awood u leh inay wax ka qabtaan dhibaatada ka jirta Geeska Afrika ee noloshooda shaqsiyadeed iyo xirfadeed. Horay U Soco waa dareen xooggan oo ku saabsan horumarinta iyo xoojinta. Furaha guusheena waxaan ku qiyaasnaa waxtarnimada howsheena.
Kooxda Horay U Soco waxaa xukuma aaminsanaanta in koritaanka shakhsi ahaaneed uu yahay aasaaska hoggaan weyn. Sidoo kale waxaa aaminsanahay in dhiirrigelintu tahay gaari ruuxi ah kaas oo ku riixa inaa ku dhaqaaqdo safarkaaga koritaanka shakhsi ahaaneed. Qaabkeenu iyo natiijada howsheena waa mid ku habboon baahida dadkeena dunida meel walbo ay ka joogaan.
Saddex tilmaam ayaa sharraxa waxa aan u taaganahay. Tayada, Hormarka, iyo Haboonaanta. Nala soo xiriir si aan isu caawin karno inaa isbedel sameyno oo ka tagno waaya-aragnimo joogta ah.
Aragtideena
Inaa noqono dad howshooda la akro, maahmaahda waxay aheed “hadal badan haan ma buuxsho”
Shaqadeena
Hadafkeena maalin walba waa in aan u doodno muhiimada ay leedahay aqoon korarsi joogto ah iyo horumarka shakhsi ahaaneed ee loogu talagalay ujeedada ah in lagu gaaro natiijooyin dheeri ah oo ku saabsan awood shakhsi iyo ganacsi.