top of page
HAL ABUURKA ISTARAATIIJIYAD FIFIRCOON

GAAR HADAFKAAGA

MAXAA QABANAA

Haddii aad rabto in aad ku raaxaysato nolosha, waxaan rumaysanahay inaad adigu is-gaarsiiso - isticmaal khibradahaaga gaarka ah, xooggaaga, caqligaaga, waana in aad si daacad ah u sameysaa.

MASHRUUCYADA

Dunida casriga ahi waxay ubaahan tahay qaab hal-abuur leh.

waxaad heli doontaa inaad la kulanto farxadda iyo dhammaystirkaaga aad mudan tahay.

ASXAABTA

Soo dhawaada asxaabta qiimaha leh, waa kanaa adinka booska la idinku tala galay oo shaqsi kale isticmaali karin.

 

YAA WAAYE

Horay U Soco waxay bilawday in ay wax ka qabtaan dhibaatada ka jirta Geeska Afrika ama haysata shacabka ku hadla luqada Soomaaliyeed ee noloshooda shaqsiyadeed iyo xirfadeed.

Horay U Soco waa dareen xooggan oo ku saabsan horumarinta iyo xoojinta. Furaha guusheena waxaan ku qiyaasnaa waxtarnimada howsheena.

NALA SOO XIRIIR

617 Stony Stanton Road

Coventry

United Kingdom

CV6 5GA

Success! Message received.

contact
bottom of page