BADAL FIKIRKAAGA Hordhac
- Mohamed salah
- Mar 30, 2018
- 1 min read

HORDHAC
Badal Fikirkaaga, ma ahan mid sharaxaya awooda ay leedahay fikrada, Waa mid muujineeysa.
Hadafka buugan waa in uu tuso raga iyo haweenka si ay u aqoonsadaan ay u gartaan runta oo ah-- “qof walba woxoo yahay asaa is yeelay.”
Fikrad ayee ku bilaabataa oo shaqsiga dhiira giliyo; Maanka waa sayidka tolmada nolosha, dhanka shaqsiyada iyo dhanka xaalada aad ku sugantahay, ilaa iyo haatan waxaa laga yaabaa in ay tolmadu ku dartay aqoon daro, xanuun iyo dhib.
Hada waa inaa tolnaa aragti, aqoon iyo farxad
QEEBAHA
1. Fikrada iyo Shaqsiyada
2. Saamaynta fikrada ay ku leedahay xaalada
3. Saameynta fikrada ku leedahay caafimaadka
4. Fikrada iyo ula jeedada
5. Awooda kasbashada waa fikirka
6. Aragti iyo hadaf
7. Daganaasho
Yorumlar